|
Unukoo kala ah Abaabe Maxamad Geeddow Caddaawe, Maama
Seynab Axmad Walaal iyo ilmahooda Cassiiso Maxamad,
Cabdulqaadir Maxamad iyo xaaskiisa Ifraax Caddaani iyo
igaarkooda yar ayuub Cabdulqaadir, xasan Maxamad iyo xaaskiisa Nasra
Xaaji Muuse Axmad, Axmad Maxamad, Ayuub Maxamad. waxaan tahniyad kal
iyo laab ah u direynaa Faaìsa Maxamad Geeddow iyo
Ibraahim Maxamad Cabdi oo maharkoodu ka dhacay magaalada Bareda ee
wadanka Hollanda taariikhdu markey eheyd 19 febrayo 2005.
Tanna waa tahniyad lamaad
maxmed axmed (baana10@yahoo.com)
send the following message to (geeddow41@yahoo.com):
Name: maxmed axmed E-mail: baana10@yahoo.com
Message: anagoo kala ah axmed aweys axmed axmed ayub axmed axmed
cabdulqadir axmed axmed caamir axmed faisa cabdulqadir axmed caziza
ayub axmed abshiro aweys axmed iyo walidiintooda aderadood edo
xalimo gedow,edo xalima maxa cadaawe edo kutubey axmed cadaawe,adeer
maxaa cadaawe ader cumar ow axmed cadaawe ader ibrahin dahir
omar(bocor0 waxaan hambalyo kaliyo laab ah u diraynaa walasheen
abayo faiso maxamed maxmud iyo aboowe ibrahin maxamed abdi oo ku
aqal galay dalka ingiriiska bishii bebrayo akhirkedi, waxaan u
rajeynaynaa guurkoodu inow noqdo kii baraare lagu nagaadocaruur
bariyal ahna ku deqo nabadgalyo iyo nolol wacan ku noolaada
| huswadad@hotmail.com
Message: Anagoo kala ah Reer Sheekh Maxamed
Cabdulle Fareey,Xuseen Wadaad,Fu'aad,Xasan
Ruki,Caliyow,Fadumo,Xalimo,Saynab,Raxo,
Sahro,Amino,Madino,Xabibo,iyo dhamaan QaraabadaGacal Cali
waxay Tahniyad kal iyolaab ah u dirayaan Gabadhooda
Fa'isaMaxmed Geeddow iyo Ibraahrim Maxamed Cabdi oo meherkooda
ka dhacay dhawaan Magaalada BREDA ee WadankaNetherlands
waxaana leenahay noqda kuwii isku waara Ubad kheyr qaba
bashbash iyo baraare ayaana idiin rajeeynay. |
waxaan tahniyad aan udireynaa faiza maxamed geedoow anagoo
kala ah sahrasuufi iyocaruurteyda iyomaa raaxo adeer
xuseen ahmed iyo xaaskiisa raaxo cismaan iyo caruurtooda
waxaan marlabaad u hambalyeeynaayeynaa faisa maxamed
geedoow iyoibraahin maxamed oo ku aqal galey barida
magaalada holand
|
|
Unukoo kala ah
reer Geeddow Caddaawe , reer Caddaan Qeylshow,reer axmad walaal iyo
reer Yeberow Cali waxaan tahniyad kal iyo laab ah u direynaa
Cabduqaadir Maxamad Geeddow iyo Ifraax Caddaan Qeylshow oo Igaar ugu
dhashay wadanka Holanda magaalada Breda 25-11-2004 Igaarkaasoo loo
bixiyay Ayuub waxaan Ilaahey ka tuugeynaa inow naqdo kii soo
barbaaro oo waalidkiis, diintiisa iyo dalkiisaba anfaco aamiin.
==================================

Unukoo kala ah reer Geeddow Caddaawe
reer Axmad Walaal reer MuuseAxmad reer Cali Nuur-Waxaan hambalyo u direynaa
Xasanweli Maxamad Geeddow iyo Nasra Muuse Axmad oo igaar ugu dhashay
dalka Jarmalka 02-07-2005 loonabixiyay
Ilyaas waxaan leenahay Ilyaas
Xasanow kii soo barbaaro Allahakaa dhigo waalidkii, Diintiisa iyo
Dalkiisaba kii anfaco
AAAAAAAMMMMMIIIIIIINNNNNNN.
 Unukoo kala ah reer
Geeddow Caddaawe, reer Axmad Walaal, reer Maxamad Cabi, Waxaan
Hambalyo iyo bogaadin u direynaa Ibraahim Maxamad Cabdi iyo Faaìsa
Maxamad Geeddow oo Geber ugu dhalatay Magaalada London 19-12-2005
gebertaasoo loo bixiyay
Ikraam. Waxaan leenahay Ikraam Ibraahim Ilaahey haka
dhigo tii soo barbaarto anfacdana waalidkeed, diinteeda iyo
dalkeedaba.AAAAAAMMMMMMIIIIIINNNN

Unukoo kala ah reer Geeddow Caddaawe,reer Axmad Walaal iyo reer
Cabdi Fiidow waxaan hambalyo kal iyo laab ah u direynaa
Maxamad Cabdi Fiidow iyo Casiiso Maxamad Geeddow oo igaar ugu
dhashay Wadanka Netherlands magaalada Breda taariikhda markii ey
eheed 06-02-2006 waxaana loo bixiyay Jibriil Maxamad Cabdi waxaan
Jibriil u
rajeyheynaa in ilaahey ow ka dhigo kii soo barbaaro oo anfaco
dadkiisa dalkiisa iyo diintiisaba AAAAAAMMMMMMIIIIIINNNNNN.

Unukoo kala ah reer
Geeddow Caddaawe, reer Axmad Walaal, reer Maxamad Cabi, Waxaan
Hambalyo iyo bogaadin u direynaa Ibraahim Maxamad Cabdi iyo Faaìsa
Maxamad Geeddow oo Geber ugu dhalatay Magaalada London 01-08-2007 gebertaasoo loo bixiyay
Iimaan Waxaan leenahay Iimaan Ibraahim Ilaahey haka
dhigo tii soo barbaarto anfacdana waalidkeed, diinteeda iyo
dalkeedaba.AAAAAAMMMMMMIIIIIINNNN |

Unukoo kala ah Abaabe Maxamad Geeddow Caddaawe, Maama
Seynab Axmad Walaal iyo ilmahooda Faaìsa Maxamad iyo ninkeeda
Ibraahim Maxamad Cabdi, Cabdulqaadir Maxamad iyo xaaskiisa Ifraax Caddaani iyo
igaarkooda yar ayuub Cabdulqaadir, xasan Maxamad iyo xaaskiisa Nasra
Xaaji Muuse Axmad, Axmad Maxamad, Ayuub Maxamad.iyo eedo Xaliima
Geeddow iyo ilmaheeda waxaan tahniyad kal
iyo laab ah u direynaa Casiisa Maxamad Geeddow iyo Maxamad Cabdi
Fiidow oo maharkoodu ka dhacay magaalada Bareda ee
wadanka Hollanda taariikhdu markey eheyd 30 Abriil 2005.
____________________________
waxan idinku salaamaya 114ta cadadka qur aan kariim ah salaan
dadib waxan idiinkugu tahniyadeyna dhaman heer adeer maxamed
maxamuud cadaawe ( geedow) arooska farxada badan oo dhici doona
30/4/005 waxaana u rijeeyna arooska Maxamad Cabdi Fiidow iyo
aroosadda Casiisa Maxamad Geeddow aroos qeyre wiilal iyi caano
iyo gabar iyo caano waxaana salaamaya dhamaan heer adeer (
geedow) waxana leeyahay kii ku dhamaada guul iyo qayr waxana
idinkala qeyb galala faraxa iyo rayraynta arooska anoo jooga
dubai qore xasan cali nuur(warshiikh)
___________________________________
unuko kala ah cabdi maxamed maxamuud
oo lo yaqaan cabdi yare iyo xaaskiisa seynab hilowle
afrax iyo caruurtoda oo kala ah maxamed cabdi yare fadumo cabdi
yare jamilo cabdi yare sahro cabdi yare mahad cabdi yare waxaan
tahniyad kal iyo laab ah u direynaa maxamed cabdi fidow iyo
casiisa maxamed geeddow mahirkoda ka dhacey magaalad breda ee
wadanka hollan bishi abriil 30/2005 waxaan ilaaahey ugu rabryenaa
in ow gurkoda noqodo key ey ku waraan u bada qer qabana kala
helaan aamin aamin |
Anagoo kala ah Ilma
Xaaji Maxamed Fareey, oo
kala ah:Fu'ad,Xasan Ruki,Xuseen
Wadaad,Caliyow,Raaxo,Faadumo,Saynab,
Sahro,Xalimo,Amino,Madino iyo Xabiibo iyo Dhammaan
Qaraabada Gacal Cali waxay tahniyad kal iyo
laab ah u dirayaan Gabadhooda Casiiso Maxamed
Geeddow iyo Maxamed Cabdi Fiidow,oo arooskooda
ka dhacay Magaalada BREDA ee Dalka
Netherland,waxaana leenahay ha noqdo kii lagu
waaro oo lagu liibaano,UBAD KHEYR qaba,LADNAAN
KU WAARA. Message: Anagoo kala abshiro
aweys,caziso ayub, faizo
cabdulqadir,farhiyo ayub,iyo dhamaan wiilasha wallalheena ah waxaan
bogaadin iyo
hambalyo farxad leh hawada u soo marinaynaa Arooska iyo Aroosda :mohamed
Abdi
Fidow iyo gabadha aan ka dhicin Caziso maxamed mohamud oo bishii APril
ku Aql galay dalka N.land . waxaa hambalyo taasoo kale ah u soo
jeedinayaa AAbe CAbdulqadir AXMED ,aabe aweys AXMED, AABE AYuub axmed
iyo
adeeradeen maxamed,caamir,IYO ibraahin bocor waxan allah
uga baryaynaa in
allah ka dhigo kuwii isku waara oo ubad kheyr leh allah ku deeqo.amin
amin
qore : MOHAMED AXMED,IYO IBRAHIN DAAHIR
____________________________________
tahniyad anaga oo kala ah seynab
hilowle afrax
xamdi xasan wambey fadumo jeele axmed ruqiyo
axmed maxamed waxaan tahniyad u direynaa
maxamed cabdi fiidow iyo casiiso maxamed
geeddow oo mahirkoda kadhacey 30/4/005 magalada
breda wadanka nederland waxaan ilahey idnkaga
bareynaa in ow gurkina noqodo ki aad ku wartiin
ubad qer qabana kala heshiin wili iyo caano iyo
gabar iyo caano aamin aamin waxaa racsiheynaa
gurkina gurnagi gurigina guri qeer gulow kayel
|