Habka xulitaanka Golaha Wasiiradan ayaa ah mid ku saleysan qaabka awood qeybsiga ee beelaha soomaalida ee loo yaqaan 4.5, waxaana magacyada Wasiirada la magacaabay ay kala yihiin sida tan

Ra'iisul Wasaare kuxigeenka 1aad ahna Wasiirka Kaluumeysiga Prof. C/raxmaan Ibbi

Wasiirka Qorsheynta Qaranka C/raxmaan cabdi ShakuurWarsame
Wasiirka Arimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Prof Ibrahim xasan caddow
Wasiirka Warfaafinta Farxaan Cali Maxamuud
Wasiirka cadaalada iyo garsoorka Sh C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow
Wasiirka Gaashaandhiga Prof. maxamed cabdi Gaandi
Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xashi Aden
Wasiirka maaliyada Shariif Xasan Sheikh Adan
Wasiirka Arimaha dibadda Maxamed Cabdulaahi Omar
Wasiirka Caafimaadka Qamar Aadan Cali

Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaatid Gaduud

Wasiirka Horumarinta reer Miyiga Khadiijo Maxamed Diiriye

Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska Fowziyo Sheekh

Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka badda Maxamed Ibraahim Xaabsade

Wasiirka Ganacsiga C/rashiid Cirro

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Aadan Cali

Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Madoobe Nuunow Maxamed

Wasiirka Cilmi baarista Maxamed Cali Xagaa

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

Wasiirka Waxbarashada Axmed C/llaahi Waayeel

Wasiirka Xanaanada Xoolaha abuukar cabdi cusmaan

Wasiirka Hantida qaranka Maxamed mursal

Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Cabdala Boos

Wasiirka Dib u dhiska xuseen ceelaabe faahiye

Wasiirka Dalxiiska Duurjoogta Maxamed Xuseen Siciid

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Cali Jaamac Jengeli

Wasiirka Warshadaha C/raxmaan Jaamac

Wasiirka Jaaliyada Dibeda Cabdulaahi Axmed Azhari

Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Cabdi Yuusuf

Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Saleebaan Colaad Rooble

Ilaalinta deegaanka iyo Bey'ada Burci Xamza

Wasiirka Tamarta iyo Shidaalka Cabdiwaaxid Cilim goonjeex

Wasiirka Dhaqan celinta Maxamed cali Ibraahim

Wasiirka Gar gaarka Aadamiga Maxamuud Cabdi